Australia Free Web Directory

Australia Somali Communities | Public figure



Click/Tap
to load big map

Australia Somali Communities

Phone: +61 421 486 319



Reviews

Add review



Tags

Click/Tap
to load big map

25.01.2022 Xisbul Xaakimka Australia Oo La Kulmay Jaaliyada Somalida.



13.01.2022 Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Axmedkheyr Cabdi ayaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 1da Oktoobar 2019, wuxuu qaabilay oo copiga waraaqihii aqoonsiga ee Safiirnimo ka guddoomay Safiiradda cusub-Alison Chartres ee dalka Australia u fadhin doonta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, waxaa kulanka goob-joog ka ahaa Madax ka tirsan Safaaradda Australia ee Kenya Marwo Jade Cooper iyo Mudane... Yoonis Yaasiin Xaashi Qunsulka Guud ee Dawladda Soomaaliya u fadhiya Australia Intaas kaddib, Wasiiru-Dawluhu iyo Safiiradda ayaa ka wada hadlay xiriirka qotada dheer ee labada dal ka dhexeeya iyagoo isku raacay in xiriirkaas la sii xoojiyo lana ballaariyo iskaashiga labada dal ee dhibacyadda,siyaasadda,dhaqaalaha iyo amniga. Wasiiru-Dawluhu wuxuu si gaar ah Safiiradda cusub uga mahad celiyay kaalinta mugga leh ee Dawladda Australia ay ka qaadato gargaarka iyo taakulaynta dadka Soomaaliyeed ee 30kii sano ee u dambeeyay la daalaa-dhacayay burburka iyo dagaallada sokeeye. Wsiiru-Dawlaha ayaa gabagabadii u rajeeyay safiiradda cusub inay guul ka gaarto hawlaha loo soo igmaday wuxuuna ku boorriyay inay si hufan uga shaqayso sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka labada dal iyo dad ee danaha badani ay ka dhexeeyaan isagoo u sheegay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ay mar kasta diyaar ula tahay wixii taageero ah oo ay uga baahantahay gudahashada waajibaadkeeda iyo xoojinta xiriirka labada dalba. See more

06.01.2022 Laba Qurbajoog oo Somalia ku kulmay When diasporas meet in Somalia

06.01.2022 Soomaali ka qaybqaadatay bandhiga Africanka ee Melbourne



Related searches