Australia Free Web Directory

GURMAD Somali Relief Incorporated. | Businesses



Click/Tap
to load big map

GURMAD Somali Relief Incorporated.

Phone: +61 451 278 811



Reviews

Add review



Tags

Click/Tap
to load big map

23.01.2022 Beirut Disaster Appeal



16.01.2022 Baaq iyo Duco. 1. Dhismaha Buundadan. 2. GURMAD kii caafimaadka 8 da maalmood ee isbitalka Weyn Afgooye ay ka wadeen 5 dhaqaatiir ay Jamciyada Xamar ka dirtay. ... 3. Qeybinta lacag cash ah oo aan uqeybinay 160 qoys ( $50 qoyskiiba) . Intaba waxay kamid ahaayeen mashaariicda ay Jamciyada GURMAD kafulisay Afgooye. Guud ahaa $15,000 ayaa ku baxday 3 da mashruuc. Waxaa Umahad celinaynaa oo aan uduceynaynaa guud ahaan walaalihii nagala qeyb qaatay mashruuca GURMAD ka Fafahaadaha Afgooye. Waxaan maamulka KGS ugu baaqaynaa in ay ugurmadaan walaalaha dhiban ee reer Afgooye. GURMAD sharaf ayay utahay in ay maamulkii KGS ay arkaan wax qabadka Jamciyada oo ay kamid tahay Buundada ay soo booqdeen Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamanka KGS.

12.01.2022 Afgooye - Somalia Waxaaa wali inoo socda dhisida Buundo Kasameysan Alwaax oo aan ka dhisayno degmada Afgooye, taas oo loogu talagalay in ay ku gudbaan dadka deegaanka. Waa dhul gaaraya 200 meter oo uu biyaha kusoo fatahay. Hadda dadka waxay ku gudbaan Gaari dameer oo qofkiiba ka qaata 6 kun shilling Somali . Kumanaan ayaa marta wadadaasi maalintii oo kudhiban. School ka weyn ee Al-Qaasimi ayaana u xiran biyahaa dartiis.

12.01.2022 GURMAD Somali Relief is proud to be one of the partners of IISNA World Aid. Special thanks to IISNA world Aid volunteers in Beirut to distribute our emergency aid to the people of Lebanon.



05.01.2022 GURMAD kii Beirut iyo Kaalinta Soomaalida Australia

05.01.2022 From the community for the community

Related searches