Australia Free Web Directory

Keyse Haaji | Website



Click/Tap
to load big map

Keyse Haaji

Phone: +61 422 564 308



Reviews

Add review



Tags

Click/Tap
to load big map

22.01.2022 Fariintaan share dheh si aay u gaarto gabdhaha somaliyeed . Caqli iyo waxbarasho kee qof lagu doortaa ?. Page keyga like ku qabo si aad muuqaaladeyda ula socotid. Instagram iga soo follow garee keyse_haaji waan ku soo follow gareeynaa . #Episode #8 #Vlogg #Blog



17.01.2022 Af soomaliga saxda ah yaa ku haddla? Jawaabtu waxay tahey cidna! maxaa yeelay lahjadaha afka somaliga oo dhami way saxanyihiin!. Share dheh . Instagram follow iga soo dheh waan ku soo follow gareeyn dooonaa . Mahadsanid. #Episode #10 #Vlogg #Blog

17.01.2022 According to the world happiness index despite civil war and many challenges yet Somalia is one of the happiest countries in the world -the sixth happiest Af...rican country ; This happiness is rooted in the resilience and optimistic spirit of the Somali people!. https://youtu.be/Qvc19PMluRI

16.01.2022 Jimco wanaagsan aqyaarta



15.01.2022 Haddaad reero dhafar tahey fadlan daawo gaarsii asaxaabta reero dhafar . #Share . Episode #5 #Vlog .

12.01.2022 Haddii aad dhageeysatid sheekadaan waligaa xaaskaada kama shakin doontid inay ku aaminsantahay iyo in kale . #Episode #10 #Vloggs #Blogging .

10.01.2022 Labo qof haddaad isla shukaansato muuqaalkaan daawo !. Fadlan share dheh si asaxaabtaada u’ogaadaan farsamadaan!. Page keeyga Like ku qabo si aad ula socotid muuqaaladeeyda . Iga so follow garee Instagram @keyse_haaji waan ku soo follow gareeynaa . #Share mahadsanid. #Vlog episode 4.



10.01.2022 Daawo sir ku saabsan xoolaha iyo cudurka karoona Fayras? Xoolihii oo kibray !!!! . Page keyga like ku qabo si aad ula socotid muuqaladeeyda instagram ne iga soo follow garee waan ku soo follow gareeynaa !. #Episode #9 #Vlogg #Blog Share dheh asaxaabtaada gaarsii .

10.01.2022 Taxadarka aa badino walaalaheeyga somaliyed.

05.01.2022 Cudurka Coronavirus ayuu abwaan mohamed Ali Mohamed ka qorey maanso . Share si aay asaxaabtaada u gaarto. #Episode #5 #Vlog #Blog

04.01.2022 Xanaaqa iyo gaajada xiriir miyaa ka dhaxeeyo ? Arin cilmi nafsi ah dhageeyso. Share ku qabo si asaxaabtaadu u ogaadaan!. Mahadsanid. #Episode #7 #Vlog #Blog. Instagram iga soo follow garee keyse_haaji waan ku soo follow gareeynaa .

03.01.2022 Cudurka Coronavirus iyo dadka dabeecadooda . Share dheh . #Episode #6 #Vlog #Blog. Mahadsanid. Instagram iga soo follow garee @keyse_haaji waan ku soo follow gareeynaa.



Related searches