Nomad Digital Media in Melbourne, Victoria, Australia | Social media agency
Nomad Digital Media
Locality: Melbourne, Victoria, Australia
Phone: +252 61 3166088
Address: Collingwood 3066 Melbourne, VIC, Australia
Website:
Likes: 7799
Reviews
to load big map
12.01.2022 Waxaan Ugu Bushaaraynaynaa Dadka Soomaaliyeed in #NomadDigitalMedia oo Kaashanaysa Laba Shirkadood oo Caalami ah ay Si Lacag La,aan ah 5 Magaalo oo Degaanada Soomalida ka mid ah ay Ka Diyaarin Doonto Documenteries iyo Muuqaalo Casriya Nooca looyaqaan Drone Footage amaba Diyaaradaha wax Duuba Nooca ugu Tayada Sareeya aduunka xiligan ee High Tech Drones,Mashrucan aan Ku Magcawnay #KuDalxiisDalkayga Wuxu Sare u qadaya Mustaqbalka Dalxiska wadanka. Hadaba Si aad 5 ta Magaalo ug...a Mid Noqoto Wa inaad Macluumaadkaaga Kusoo Dirtaa Emailkayaga ama Bartayadan Facebooka ee Hoos Ku qoran,Adoo Muujinaya Wax Qabadkii Dhalinyarada Magaladaas Sanadkii u Dambeeyay ee Dhinacyada Horumarka,Ladagaalanka Qabyaalada,Qurxinta IWM, Fadlan Waa Inaad ahaataa Group isku Xiran oo Meteli Kara Magaalada Dhalinyaradeeda. Contact us:[email protected] amaba Bartayadan Facebook. See more
08.01.2022 Igula Raaxayso Mid ka mid ah Muuqaalo aan soo Bandhigi Doono oo Muujinaya Quruxda Dhulkeena Somaaliya,Waxaan Oran Karaa Waa Dhulka Aduunyada Ugu Qurxoon. Ha Ilaawin Share iyo Like Labadaba. #NomadDigitalMedia
04.01.2022 Nala Daaw Warbixin Ku saabsan Shirkii Iskaashiga China iyo Africa iyo Faaidada Soomalida Ugu Jirta. Fadlan Like Saar Page ka #NomadDigitalMedia
02.01.2022 Waxaan Ugu Bushaarayn Dadka Soomaliyeed in aanu Bixin Doono 5 Cameradood oo Isugu Jira Nooca Videos ka Duuba iyo Nooca Sawirada oo Kala ah 2 Xabo oo ah NAB 2018 CANON oo Camerada Ugu Qaalisan Waqtigan ee Wax Duubta iyo 3 Camera oo ah Nooca loo Yaqaan NIKKON P1000 oo Nooca Ugu Dambeeyay ee Sawir Qaadista, Si aad Ugu Guulaysato Fadlan Like Garee Page ka #NomadDigitalMedia Raacsiina Share Soona Qor Mid Kamid ah Numbers ka 1 ilaa 1989
Related searches
- Taking Care of Business
Community Broadcasting & media production company Radio station
+61 8 9260 9210
104 likes
- Alucinor Productions
Photography and videography Broadcasting & media production company Film/Television studio
+61 8 6262 1969
383 likes
- Echidna Audio
Media Broadcasting & media production company
+61 438 767 323
7/184 Glebe Point Road 2037 Redfern, NSW, Australia
285 likes
- Creativa Videos
Businesses Media/news company Broadcasting & media production company Advertising/marketing
+61 3 9999 1333
722 likes
- Explanimate
Business service Media Broadcasting & media production company Graphic designer
+61 7 3806 0489
8/5-7 Cairns St 4129 Loganholme, QLD, Australia
676 likes
- Dorado Studios
Media Broadcasting & media production company Event videographer
+61 421 843 632
151 likes