Australia Free Web Directory

SBS Somali in Melbourne, Victoria, Australia | Media



Click/Tap
to load big map

SBS Somali

Locality: Melbourne, Victoria, Australia

Phone: +61 3 9949 2179



Address: Level 2 Alfred Deakin Building Federation Square Cnr Flinders and Swanston Streets 3000 Melbourne, VIC, Australia

Website:

Likes: 37583

Reviews

Add review



Tags

Click/Tap
to load big map

24.01.2022 Waxaa ka socda Brisnabe qabanqaabada xalad lagu xusayo xoriyadii Soomaaliya.



23.01.2022 Halkan ka aqriso qodobada ugu muhiimsan war-murtiyeedka laga soo saaray shirkii uga socda Muqdisho musharixiinta.

20.01.2022 1960 qiirada iyo wadaniyadda Soomaalidu waxay ahady mid heerkii ugu sareeyay gaartay. Halkan ka dhagayso sida ay dadku u qiiraysnaanyeen markii calanka la taagay.

20.01.2022 Faisal Roble "Soomaalidu yaanay hor boodin dakanaha Amxaarada iyo Tigreega ka dhexeeya" Faisal roble waa aqoon yahan ka faalooda arimaha caalamka gaar ahaa geeska Africa. Wuxuu waraysigan ku falan qaynayaa dagaalada Ethiopia iyo doorashada maraykanka.



18.01.2022 What is the #UluruStatement from the Heart? Watch and listen in your language to this message from Australia's Aboriginal and Torres Strait Islander peoples. #NAIDOC2021

17.01.2022 Kaysaskii ugu danbeeyay ee NSW iyadoo 14 maalmood ee xanibaadaha ay ku egtahay Jimcadan.

17.01.2022 Xaflad lagu xusayay sanadguurada 61aad ee ka soo wareegtay markii gobolada koofureed xoriyadooda ka qaateen gumaysihii Talyaaniga sidoo kalana ay midoobeen ayaa lagu qabtay Golden Grill oo ku taal Mall-ka xaafadda Heidelberg West.



17.01.2022 The nation of Argentina, and millions of football fans around the world, have been mourning the death of superstar Diego Maradona. He died of a heart attack at the age of 60, after a brilliant but turbulent life.

16.01.2022 Todobaadka la xuso dhaqanka, hidaha iyo taariqda shacabka dalkan loogu yimid.

16.01.2022 Wararka maanta waxaa ka mid ah: Lacagihii lagu kabayay lacagaha la siiyo dadka shaqo raadiska ah (jobseeker) ayaa waqtiga ay soconayaan la kordhiyay. Aduunkana neefta ayaa ka soo baxday kadib markii lagu dhawaaqay Talaal VOCID-19.

15.01.2022 'People killing each other': Australians stranded in Ethiopia desperate to return home

15.01.2022 Wararka maanta waxaa ka mid ah: Gabar Soomaali /Australian ah oo loo diiday in guri laga kireeyo maadaama ay tahay madow.



15.01.2022 https://www.sbs.com.au//kaysas-cusub-oo-covid-19-ah-oo-lag

08.01.2022 Madax badan ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenada Kamala Harris. Laakiin qaar kale ayaan wali ka hadal.

07.01.2022 'I am pledging to treat my family with love, peace, compassion, kindness, and free from domestic violence.'

06.01.2022 Warbixin ku saabsan arimihii u danbeeyay ee Tigray iyo sida caalamku uga hadlay dhacdooyinkii u danbeeyay.

04.01.2022 Wararkii u danbeeyay ee COVID-19 ka dilaacay Sydney iyo warar kale.

03.01.2022 COVID-19 saamayn balaaran ayuu ku yeeshay nolosha dadka. Dhaqaalo xumo soo wajahday dadka ayaa keeni karta inay u galaan shirkadu daymo dulsaar badan leh bixiya taasoo xaalada uga sii dari karta kadibna keeni karta in xanuunka maskaxdu ku dhaco.

03.01.2022 Madaxweyne Mohamed Cabdullahi Farmaajo oo SBS Somali waraysatay markuu musharaxa ahaa. Aragtiyadii uu qabay markuu musharaxa ahaa ma ka dhabeeyay intuu xilka hayay? Mase mudan yahay in 4 sano oo kale loogu daro oo dib loo doorto?

03.01.2022 Wararka waxaa ka mid ah: Australia oo talaal helaysa sanadka cusub. Booliska Federalka oo burburiyay shabakad caruurta faraxumaysa.

01.01.2022 Iyadoo dawlada Victoria ay ku dhawaaqday in dib loo furi karo goobaha wax lagu caabudo sida masaajidada ayaa waxaa soo baxaya cabsho ka imanaysa sida dib u furidda masaajidka AMSSA ee Melbourne loo maareeyay. Cawil Xasan 'Waxaan rabnaa in masaajidka na loo furo'

Related searches