Australia Free Web Directory

Buubshe | Musician/band



Click/Tap
to load big map

Buubshe

Phone: +61 432 683 599



Reviews

Add review



Tags

Click/Tap
to load big map

25.01.2022 #FarhiaFiska #Australiamelbourne #Newyeareva2019 #SomalicommunityInctogetherwith #Asfa... #MelbourneEntertainmentteam #Madaaleproduction #Buubshestudio #Awalepop #Others Fadlan share garey hadii aad jaceshahay farhiya Fiska ineey Sanadkan nagala Qeyb qaadato See more



25.01.2022 Somali Australian Friendship Association Award 2018 SNTV BY Xarbi fareey

25.01.2022 SBS Somali Melbourne Live Hassan Jama

24.01.2022 SHIRKAD CUSUB EE MASTER REMIT OO LAGA HIRGALIYEY DALKA AUSTRALIA SOMALI NATIONAL TV MELBOURNE WARIYE BY XARBI FAREY HABEENTII BUUBSHE STUDIO MELBOURNE



22.01.2022 Gar qaado jacaylyow abdixakiin xaashi Madaale productions wax badan adiga iyo qaacigii Australia waa looxiisay walee

22.01.2022 Waa Filimki #KUMAA_TAHAY? oo dhameystiran. Filimadu waa waxyaalaha ugu horeeya ee dunidaan casriga ah loo adeegsado in lagu jiheeyo Dhalinyarada Ama Da'yarta Filimakan oo markii laga eego fikradda uu Xambaarsan yahey iyo qaabjilitaanku ay Soomaalida ku yartahey ama aysanba jirin, waxaan dhiiri galinayaa fikrahaan lagu beegsanayo qaab fikirka dhalinta in labadiyo. Director : IBrahim CM... Writer : Abdelfatah Dahir Elmi Actor : Izmailov Ahmed Enjoy watching

20.01.2022 Askri thansk waxa uu askrigan yar 18saac ladagaalamayay kooxda shabaab si reerkaas uu shabab ugu soo badbaadiyo soo ma mudna in aan geesigan u mahadcalino



19.01.2022 Waxaa caawa bilowday Tartankii Isboortiga ee Koobka Jaaliyada Dhalinyarada Soomaaliyeed, Koobkan oo ee Soo Qaban qaabisay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Victoria. K...ooxahii ka soo qeeb galay ayaa waxa ee soo bandhigeen ciyaaro aad u wanaagsan. hadaba waxaan sugnaaba Kooxdii ku guuleesan doonto Somali Community Cup Victoria. See more

18.01.2022 Xaflad soo dhawentii Madaxwenaha Cusub ee putland Mudane Dr Saciid Dani. Oo ka dhacday magalada Melbourne ee dalk Australia By wariye Xarbi Fareey

16.01.2022 Somali Australian Safa 2018

15.01.2022 Melbourne wey hadashey thanks to Melbourne Entertainment team &Somali community Inc Instyle Events

12.01.2022 Musharax xildhibaan jubbaland 2019/ mudane Nassir Egal waa nin aqoon iyo karti alle ku maneeystay kudoora cadaalad aqoon furfurnaan mudane waan ognahay inaad tahay nin karti badan aqoonle insha Allah hiigsigaaga Waad ku guuleysan



12.01.2022 SAMIIRA HILAC PRODUCTS MELBOURNE TAYO IYO WAXTAR

11.01.2022 Bandhigii gabdhaha soomaliyeed ee Melbourne

11.01.2022 RUNTA OGOW Deeqo Abdulahi oo 31 sano jir ah ayaa lagu sheegay in ay nin isku ukeysiisay labo naag neh ay qabtay labo caruur neh loohayo Aqlika saliimka Ma ogo...lanayo qof dumar ah ayaa qofkal oo dumar wax Ka dhalayo Lkn xaqiiqda deeqo ayaa ah qof matalayay nin lkn qofka dhabta ah ee caruurta dhalay waa shaqsi katirsan Alshabab oo dhuumaaleysanayo deeqo neh waxa uu adeegsaday in ay matasho nin Shekadan oo kale waxa sameeyo uruka daacish

10.01.2022 #Uniquebodyworks

09.01.2022 Waaa Sidee Xaalada Ganacsatada Melbourne BBC News Somali oo laga wareestay Luul H. iyadoo ....

09.01.2022 Waxaa Si Sharaf Ah Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Melbourne Al Fanaan Oomaar Bar Bar Thanks To Somali Community Vic Inc. Farah M Warsame

08.01.2022 COMING SOON XAFLADA SANADGUURADA PUNTLAND OO LAGU QABANAYO LONDON

07.01.2022 Hadaa Qosli Weyso Lacagtaada Celis Waye. Awale Pop Oo Barnaamij Qurux Badan Ka Soo Duuwey Somali Day Australia Festival. #MELBOURNEENTERTAINMENTTEAM

06.01.2022 Madaxweyne denni ayaa Hadlaya From Garoowe

05.01.2022 XAYEEYSIIN CUSUB 5 STAR HAND CARWASH JILAAYASHA: ISMAIL BUBSHE ABUU MOHA CITY... MOHAMED XARBI MANAGER: MAXAMED SHAMCUUN

05.01.2022 Gudoomiyaha Somali Community of Victoria Farah M Warsame. Waa shaqsi wax qabadkiisa muuqda markaste unugul sidii bulshada somaliyeed ee ku dhaqan Australia gaar... ahaan gobolka Victoria ay u hiigsan lahayeen nolol hormar leh iyo sidii ay ula jaanqadi lahayeen bulshada ay Ku dhax noolyohiin. Waa shaqsi xasuust xusita malmaha somalida ku ween sida malinta xuriyada iyo maalmaha mudan in laxasuusto. Waa shaqsi jacel in dhalinyarada somaliyeed ay ka badbaadan danbiyada iyo falalka xun. waxa uu waqtigiisa inta badan siiyay si bilaash ah in uu bulashadiisa ugu adeego. Waa qof kashaqeeyo mideenta soomalida meelkaste ay jookaan. Ugu danabeen Kuwa raba in ay Ka shaqeeyaan kala geenta bulshada iyo Kala qeebinta waxaan leeyahay diiday anaga diidnay xumaantiina iyo qalbiyadiina xun See more

03.01.2022 #LakiYariisey Maxaan Ka Aqaan Jaceylka, Adaa i Jajuubayee,Da`diisa Hee Wali Ma Jiro XaaX.....

03.01.2022 HALKAAN KA DAAWO: SANAD GUURADII 20 Ee Puntland, Melbourne, Australia. Wariye xarbi fareey

02.01.2022 CAIRO KA SHIDAN TAHAY

02.01.2022 Munaasabadan Oo lagu Soo Bandhigayay Shirkada Cusub Ee #MasterRemit oo ah Xawaalad Aad U Isticmaaleyso Darista Lacagaha Qaab Online Waana Adeeg Ku Cusub Soomaalida. Wariye Mohamed Xarbi Sntv Melbourne Australia, Wariye Melbourne Duubistii Buubshe Studio Melbourne

Related searches